Home / Somali News / Wareysiga Cabdul-Qawi, Madaxweynaha ICJ oo Dhammeystiran

Wareysiga Cabdul-Qawi, Madaxweynaha ICJ oo Dhammeystiran

12 Febrewari, 2018

 


Garsoore Abdulqawi

 

Maxkamada Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ, ayaa dhawaantan u dooratay in uu muddo seddax sano ah madaxweyne ka noqdo garsoore Soomaaliyeed, kaas oo lagu magacaabo Cabdul-Qawi Axmed Yuusuf. Wareysi gaar ah ayuu siiyay idaacadda VOA.

Wariyaha VOA, Sahra Cabdi Axmed, ayaa qadka telefoonka ee Switzerland ku wareysatay garsoore Cabdul-Qawi.

 

Xigasho: VOA Somali News

Leave a Reply