Home / Article and Opinium / Qoraa Sheekh Xamdi iyo Xiddigiska

Qoraa Sheekh Xamdi iyo Xiddigiska

Bandhigii buugaagta Kismaayo ee dhawaan qabsoomay qorayaashii ka hadlay waxaa ka mid ah qoraa Sheekh Xamdi oo ku xeeldheer arrimaha xiddigiska, dhaqanka iyo afka Soomaaliga iyo waliba dhirta.

Hadaba casharkani waxa uu kaga hadlayaa cilmiga xiddigiska oo uu aad u daraaseeyey, buugna ka qore.

Daawasho Wacan

Leave a Reply