Home / Somali News / Madaxweyne Gaas oo casuumaad u fidiyay madaxda maamul goboleedyada [Sabab]

Madaxweyne Gaas oo casuumaad u fidiyay madaxda maamul goboleedyada [Sabab]

10 Febrewari, 2018

 

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku casuumay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada shir ka dhici doona magaalada Garowe 20-ka bisha Maarso ee soo socoto.

Waxaa sheegay in Shirkaasi looga hadli doono arrimo ku saabsan horumarka dowlad goboleedyadda.

Madaxweyne Gaas ah ayaa ah Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda.

 

Xigasho: Midnimo News

Leave a Reply