Home / Somali News

Somali News

Khayre: ‘Cunaqabateynta hubka ayaa dhibaato nagu haysa’

23/09/2017   Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre UNGA   Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo khudbad ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay guulo muhiim ah ka gaartay dagaalka ka dhanka ...

Read More »

23/09/2017   Cadaado (WBW: The GBM) – Banaanbax weyn oo lagu taageerayay go’aankii uu Hogaamiyaha Galmudug Axmed Ducaal Geele Xaaf ee uu ka qaatay Dalka Qatar isla markaana uu ku taageeray Dalalka Imaaraadka iyo Sacuudiya, ayaa lagu soo waramayaa in ...

Read More »

Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo wakiilka Midowga Afrika oo kulmay-Sawirro

23/09/2017   Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdiho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminyo Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Francisco Caetano Madeira iyo taliyaha ciidanka AMISOM General Cisman Noor Subagle. Mas’uuliyiinta labada ...

Read More »

Akhriso;War Murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka DF iyo D/Goboleedyada

22/09/2017   Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada oo ka socday muddo labo maalmood ah magaalada Muqdisho ayaa maanta la soo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray War Murtiyeed. Shirkan ayaa laga soo saaray War Murtiyeed ...

Read More »

Madaxweyne Xaaf: Uma dulqaadan doono faragelinta Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha

21/09/ 2017   Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa mar kale ku celiyay mowqifkiisa ku aadan go’aanka ay ka qaateen khilaafka Khaliijka ee garab-istaaga ay ugu muujiyeen Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee ka hor-jeeda Dalka Qatar War saxaafadeed ka soo baxay ...

Read More »

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo ka hor-yimid taageeradii Xaaf u muujiyay Sacuudiga iyo Imaaraadka

21/09/2017   Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey, Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyo Guddoomiye kuxigeenka ayaa war wadajir ah oo ay goor dhow ka soo saareen Cadaado waxay kaga soo horjeesteen go’aankii xalay ka soo baxay Madaxweyne Xaaf, kaasoo ...

Read More »

Soomaaliya oo Ku Adkaysatay Dhexdhexaadnimada Xiisadda Carabta

21/09/2017   Golaha wasiirada Soomaaliya Kulan ay yeesheen golaha wasiirada ee Soomaaliya ayaa markale lagu taageeray go’aankii xukuumadda Federaalka ee ahaa, inay door dhexdhexaad ah ka qaadato xiisadda ka dhex aloosan wadamada carabta. Shirka Golaha Wasiirada oo uu guddoominayey Ra’iisal ...

Read More »

Galmudug oo taageertay Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta (Akhriso)

20/09/2017   Maamul Goboleedka Galmudug ayaa noqday maamulkii 4aad ee ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya ee taageera Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ee xiriirka u jaray dalka yar ee Qatar. War saxaafadeed caawa ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa ...

Read More »

Raiisul Wasaaraha Somaliya oo Magaalada New York kula kulmay Madaxweynaha Turkiga

20/09/2017   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay Magaalada New York qaar ka mid ah madaxda caalamka ka socotay ee ka qaybgaleysa Shirka Guud ee Qaramada Midoobe. Ra’iisul Wasaaraha oo kulan ...

Read More »

Booliiska London oo Dad kale u Soo Xirey Qarixii London

20/09/2017   Booliska Britain ayaa sheegey in ay soo xireen laba nin oo kale oo lala xiriirinaayo weerarkii bombaano ee toddobaadkii hore ka dhacay xarunta tareenada London, halkaasoo ay ku dhaaawacmeen 30 qof. Masuuliyiinta Britain ayaa sheegey in dadka la ...

Read More »